+252 63 3050 571 EN
ALI ISMAIL

ALI ISMAIL

MANAGING DIRECTOR

Cali waa Agaasimaha Maamulka ee QB Legal. Waxa uu shahaadada sharciga ka qaatay Jaamacadda Sanca iyo shahaado sharciga hantida maskaxda. Waxa uu PGDL ku leeyahay sharciga deegaanka. Waxa uu khibrad dheer u leeyahay warshadaha shidaalka/gaaska, hawlgalka iyo sidoo kale maamulka mashaariicda iyo fulinta. Waxa kale oo uu khibrad weyn u leeyahay Shuruucda iyo Xeerarka HSE iyo khibrad maamul oo ballaadhan. Waxa uu khibrad 10 sano ah u leeyahay sharciga socdaalka. Waxa uu si gaar ah khibrad u leeyahay codsiyada jinsiyadeed iyo magangelyo iyo sheegashooyinka xuquuqul insaanka.

Our Qualified Team